Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudniinka fircooniga wax u kamid yahay tacdi ku dhaca Haweenka kuwaas oo ay kala kulman dhibaatooyin kala duwan sida caafimaadka, guurka, iyo Dhalmada.
Xili dhawaan ay joojiyeen golaha wakiilada dowlada Goboleedka Jubbaland xeerka Joojinta gudininga Fircooniga.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.