Haweenka Dhoobley oo ku baaqay in laga shaqeeyo Hormarinta bilicda Degmada

0
51

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Sare u qaadida nadaafada iyo bilic soo celinta Deegaanka ayaa muhiim u ah Bulshaada si looga hortago xanuunada ka dhasha nadaafada Darrada.

Qaar kamid ah Haweenka ku nool magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose ayaa ku baaqay in laga shaqeeyo Hormarinta bilicda Degmada.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here