Haweenka Dhoobley oo ka warbixiyay saameynta ay ku Leeyihiin Horumarinta Ganacsiga

0
65

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose oo ah Maagalo dhacda xadka kala qeybiya Dalalka Soomaaliya iyo Kenya ayaa mudooyinkii danbe waxaa ku soo badanayay ganacsiga noocyadiisa kala duwan.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here