Haweenka Dhoobley Oo Codsaday In Loo Kordhiyo Xarumaha Farsamada Gacanta

0
21

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Haweenka ku nool magaalada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose ayaa codsaday in la kordhiyo xarumaha lagu barto farsamooyinka gacanta, si ay u helaan xirfado shaqo oo ay noloshooda ku horumariyaan.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here