Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ururada haweenka ee ka dhisan degmada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa ah kuwo door muhiim ah ka qaata caawinta dadka Soomaliyed ee tabaalaysan islamarkaan u baahan in la garab istaago ‘gaar ahaan xiliyada ay dhacaan abaaraha iyo fatahaadaha dhaca marka ay roobabku da’aan .
Haweenka ayaa iska aruuriya lacago ay ku taageeraan dadka danta yar ee garab istaaga u baahan.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.