Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Haweenka dharka ku iibiya magaalada Jowhar ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa saameyn kala kulmay abaaarta ka jirta dalka kadib markii ay yaraadeen dadkii wax ka iibsa jiray oo u badnaa xoola dhaqato.
Ganacsatadan Haweenka ah ayaa nolosha Qoysaskooda ka maareeya lacagaha ay ka helaan iibinta dharka.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.