Haweenka dharka iibiya ee Baladweyne oo Suuq xumo wajahaya.

0
9

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Haween ka shaqeysta Suuqa Dharka ee magaalada Baladweyne ayaa waxaa Soo Food saartay Suuq La’aaan baahsan maadaama uusan magaalada ka jirin Ganacsi Balaaran.

Juweyriya Hassan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here