Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Qaar kamid ah Haweenka kunool degmada Kismaayo ayaa ka hadlay doorka ay ku leeyihiin bulshada iyo sida ay uga qeyb qaateen dib udhiska wadanka hadana ay diyaar ugu yihiin.
Juweyriyo Hassan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.