Haweenka Degmada Kismaayo oo door muhiim ah ka qaata Xalinta Khilaafaadka

0
39
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Ururada Haweenka ee ka dhisan dagmada Kismaayo ayaa ku kaalin wayn ku dhex leh horumada bulshada waxaa ayna ka qayb qaataan xalinta qilaafaadka iyo nabad dhisida.
Gudoomiyaha haweenka Gobolka Jubbada hoose Faadumo Aadan Kateela ayaa sheegtay in haweenka ku nool Kismaayo ay door wayn ka qaAtaan xilinta qilaafaadka iyo nabad dhisida ayna jiraan dumar loo tababaray xalinta qilaafka kuwaas oo odayaasha dhaqanka la shaqeeya.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaasi inoo diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here