Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Inta badan qilafadka kadhax dhaca qoysaska ayaa sababa burburka qoyska taas oo horseda dhibatoyin kaladuwan oo soo wajaha u wadka qoysaska khilafka u burburiyay.
Hawenka qaare Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubada hoose ayaa inta badan ah kuwa qatay door muhima kaso ah Xalinta khilaafka qoysaska si ay san u dhicin burbur u sababa khilaafka.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.