Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxaa magaalada Kismaayo ka dhisan Ururro Haween oo ka qeyb qaata ka shaqeynta dib u heshiisiinta bulshada Soomaaliyeed iyo dhisidda Nabadda.
Sanadkii 2017kii Hay’adda SWSO ayaa tiro Haween u tababartay ka shaqeeynta dib u heshiisiinta iyo xallinta khilaafaadyada bulshada ka dhex dhaca.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.