Haweenka Degmada Dhoobley oo ka hadlay dhibaatada Gudniinka Fircooniga

0
43
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudniinkan oo ah mid caado ahaan laga yaqaano qaarka mid ah Wadamada Africa, Asiya iyo qeybo kale oo caalamka ah ayaa hadana Soomaaliya waxa ay ka mid tahay wadamada sida aadka ah looga isticmaalo qaabka gabadhaha loo gudo inkastoo gobolada qaarkood ay fahmeen xag diimeed iyo mid caafimaad intaba laakin wali Wuxuu ka jiraa qaar badan oo kamid ah Gobolada Dalkeena Caado dhaqamateenka ayaa ah mid saameyno kala duwan ku reeba Haweenka.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here