Haweenka deeganka Goobweyn oo codsaday in loo dhiso gooba xirfadaha gacanta lagu Barto

0
32

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Goobweyn waa deegaan dhaca waqooyiga magaalada Kismaayo waxaana halkaas kunool bulsha u badan Beeraleey bulshada deeganka ayaana kasiman kashaqeeynta beeraha Haweenka ayaana ah kuwa si weyen uga qebqata tabcashada beraha deganka ayana waxa kuyala oo laga hirgiliyay gowa laga hela adegyada bulshada sida xarunta hooyada iyo dhalanka waxana sido kale deganka kadhisan ururka haweenka deganka kaas oo qabta howla badan sida kawacyigilinta bulshada gudninka firconiga iyo ilalinta bilicda deeganka.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here