Haweenka  Deeganada Jubbalnd oo kaalin mug leh ka qaata nabadadeynta deegaanka 

0
357
Kismaayo(Idaacada Waamo)Haweenka ayaa waxa ay ka qeeb qaataan hormarka iyo dib u dhiska dalka iyadoona ay door muuqda ka qaatan amniga iyo nabad galyada dalkeena soomaliya hadaba haweenka jubbalnad ayaa waxa ay soo mareen duruufo kala duwan ilaa haatana waxa ay u tagan yihiin sidii dalkooda ay ugu samata bixin lahayeen duruufaha ku xeeran
Gudoomiyaha ururka haweenka Gobalka Jubbada Hoose Faadumo Adan kateela ayaa kawarameysa doorka Haweenka ku leeyihiin ilaalinta nabda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here