Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Goobweyn oo ka mid ah deegaanada hoos yimaada magaalada kismaayo ayaa Haweenka ku nool waxaa ay codsadeen in loo sameeyo shaqo abuur,madaama aysan heysan wax ay noloshooda ku maareeyaan.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.