Haweenka Deegaanka Goobwayn oo codsaday in loo dhiso xarun ay shirarka ku qabsadaan

0
138
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Haweenka ku nool Deegaanka Goobwayn oo hoos yimaada Degamada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa ah kuwo qabta shaqooyin kala duwan oo ay ka mid yihiin in ay samaaysteen ganacsiyo yar yar oo dhaqaalaha ka soo gala ay noloshooda ka maareeyaan sido kalana haweenka ku nool deegaanka waxaa ay barteen noocyada kala duwan ee farsamada gacanta oo ay ku shaqaystaan .
dhanka kale waxaa jira caqabado kala duwan oo ahaysta haweenka deegaanka goobwayn ku waas oo ay ka mid yihiin in aysan haysan suuq wayn oo ay ku ganacsadaan iyo sido kale xarun haweenku  ay ku  shirarka ayna shaqooyinkooda ku qabsadaan.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here