Haweenka deegaanka Cabdulle Birole oo loogu baaqay in xiliga dhalmada ay tagaan goobaha Caafimaadka.

0
61
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Sanado ka hor intii aan xarunta hooyada iyo dhalaanka laga hirgalin deegaanka Cabdulle Biroole, haweenka deegaankaas ku nool ee uurayda ah waxaa ay ahaayeen kuwo ku dhala guryaha mana heli jirin daryeel Caafimaad oo ku filan.
Dr`s Foos Macalin Bile oo ah umuliso ka shaqaysa xarunta hooyada iyo dhalaanka deegaanka Cabdulle Biroole ayaa haweenka ku nool deegaankas iyo tuulooyinka hoos ugu  baaqday in ay tagaan xarumaha caafimaadka haweenka uurka leh xiliga dhalmada.
Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here