Haweenka Deegaanka Baarsanguuni oo codsaday in loo dhiso xarun ay ku bartaan xirfadaha gacanta

0
59

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Baarsanguuni ee Waqooyiga Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa waxaa ka dhisan ururu kala duwan oo ay ka mid yihiin ururda Haweenka iyo dhalinyarada .

Ururka Haweenka Deegaanka Baarsanguuni ayaa qabta shaqooyin kala duwan oo ay ka mid yihiin wacyigalinta bulshada deegaanka ka shaqaynta howlaha nadaafada iyo shaqooyin kale.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here