Haweenka danyarta ee Bardaalle oo deeq Lacageed loo qeybiyay

0
48
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deeqdaan Lacageed ayaa waxaa la gaarsiiyey Haweenka danyarta ah ee ku nool Degmada Baradaale ku waas oo badi saameyeysey Fatahaadii ka dhacdey Degmada.
Deeqda ayaa ka timid Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka KG si ay u garab istagaan Haweenka danyarta ah ee ay daadadku saameeyeen.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here