Haweenka Caanaha ku iibiya Suuqyada kismaayo oo kawarbixiyay caqabadaha ay la kulmaan

0
33

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Haweenka Soomaliyeed ayaa tan iyo Burburkii dalka waxa ay Mas’uuliyad Iska Sareen Korinta Caruurtooda  waxa ayna ka qayb qabtaan biilka reerka iyaga oo qabta shaqooyin  kala duwan si ay Umareyaan nolasha qaysaskooda

Iibinta iyo Kaganacsiga Caanaha Geela ayaa waxa ay Haween badani ka mareeyaan nolashooda iyo tan qaysaskooda iyago ku daboola Baahiyaha ka Jira guryahooda
Haweenka gada Caanaha ayaa inta badan ku Gada Hareeraha wadooyinka kalkaas oo ay dhibaatooyin Kala Kulmaan.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here