Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Haweenka somaliyeed ayaa tan iyo Burburkii dalka waxa ay Masuuliyad Iska Sareen Korinta Caruurtooda waxa ayna ka qayb qabtaan biilka reerka iyaga oo qabta shaqooyin kala duwan si ay Umareyaan nolasha qaysaskooda
Iibinta iyo Kaganacsiga Caanaha Geela ayaa waxa ay Haween badani ka mareeyaan nolashooda iyo tan qaysaskooda iyago ku daboola Baahiyaha ka Jira Guryahooda.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.