Haweenka Caanaha ku iibiya magaalada kismaayo oo kawarbixiyay caqabadaha ay la kulmaan

0
86

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Haweenka Soomaaliyeed ayaa tan iyo burburkii dalka waxaa ay Masuuliyad Iska saareen Korinta Caruurtooda,waxayna ka qayb qaateen biilka reerka iyaga oo qabta shaqooyin kala duwan si ay u maareeyaan nolasha Qoysaskooda.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here