Haweenka beeraleyda ee deegaanka Goobweyn oo ka warbixiyay tabcashada beerahooda

0
39

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Tabacashada beeraha ayaa waxaa hada door muhiim ka qaata beeraleyda haweenka ah ee kunool dowlada goboleeka  Jubbaland waxiyna ka soo saartaan Beerahooda dalagayo kale duwan, qaar ka mid ah  haweenka  tabcada beeraha ayaa waxaa ay ka warbixiyay waxyaabaha ay ku beertahay beertooda

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here