Haweenka Beeraleyda ee Baladweyne oo codsaday in loo dhiso guryo ay ku barbaariyaan dalagyada muhiimka ah

0
37

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Haween oo ka mid ah iskaashatooyinka ku hoowlan tacbashada beeraha islamarkaana ku nool Magaalada Baladweyne ayaa Wasaaradaha beeraha Hirshabelle iyo tan Xukuumadda Soomaaliya ka codsaday in laga caawiyo sidii ay u helilahaayeen guryo loogu tala galay in lagu bar-baariyo dalagyada muhiimka ah.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here