Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Haweenka beeralayda ah ee ku nool deegaanka goobwayn ee Waqooyiga Magaalada Kismaayo ayaa fatahaadi Elnino ka dib hada bilaabay inay dib u Tabcadaan beerahoodi .
Beeralayda Goobwayn ayaa dalagyada ay tabcadeen waxaa faro kulul ku haya cayaan cunaya dalagyada kala duwan sida yaanyada Galayda iyo kuwa kale.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.