Haweenka Beeralayda ah ee Gobalka Jubbada hoose oo kawarbixiyay dalagyada ay Beertaan

0
42

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Tabcashada Dalagyada kala duwan ee Beeraha iyo wax soosaarka ayaa waxyaabaha uu ku hormari karo dalka iyo dadkuba Dhulka Soomaliyeed ayaan ah mid qani ku ah wax soosaarka   kuna wanaagsan beerashada dalagyada kala duwan.

Qaar kamida Haweenka Beeralayda ah ee deegaanka Baarka ayaa kawarbixiyay kaalinta ay ka qaataan tacbashada Beeraha deegaanka iyo caqabadaha ay kala kulmaan.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here