Haweenka barta xirfadda dhar-karinta oo ka warbixiyay muhiimadda Xirfadaan ay u leedahay

0
46

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xirfada dhar ka rinta waxaa ay ka mid tahay xirfadaha ugu badan ee ay Haweenku bartaan kuna shaqaaystaan iyaga oo guryohooda kooga  .

Xirfadaan Dumarka barata waxaa ay sheegeen in  barashadeedu ay ku qaadato waqti yar ayna  ka fududahay xirdaha kale ee ay haweenku bartaan sida cilaansaar iyo Harqaanka.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here