Haweenka barta farsamada Gacanta oo ku soo badanaya Kismaayo

0
282
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xarunta farsamada gacanta KTI ee magaalada kismaayo ayaa ah xarun lagu barto xirfado kala duwan ku waas oo ay dad badan ka faa’iidaystan,Haweenka ayaa qayb ka ah dadka wax ka barta xarunta farsamada gacanta kti waxaa ayna bartaan fasamada samaaynta shaanbada oo ah xirfad ka duwan xirfadaha kale xarunta lagu barto sido kale waxaa ay bartaan  ,tolista noocyada kala duwan ee dharka iyo  xirfado kale.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here