Haweenka Barnaamijka carwo caafimaad Magaalada Kismaayo oo baaq Loo jeediyay

0
47

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland, Eng. Ismaaciil Axmed Garas, ayaa ugu baaqay haweenka ka shaqeeya Barnaamijka Marwo Caafimaad ee Kismaayo inay si hagar la’aan ah ugu adeegaan bulshada, gaar ahaan hooyooyinka iyo carruurta u baahan adeegyada caafimaad.

Wasiirku wuxuu xusay in bixiyeyaasha adeegga caafimaadku ay mas’uul ka yihiin badbaadinta nolosha bulshada, loogana fadhiyo daacadnimo, naxariis iyo hufnaan ay ku wajahaan shaqadooda.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here