Haweenka barakacaysha Baladweyne oo ay soo wajaheen daruufo kala duwan

0
38

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Haweenkan oo ku nool magaalada Baladweyne islamarkaan heysata caruur agoonta ayaa waxaa soo food saartay duruufo dhanka nolosha, waxana ay ku nool yihiin xeryaha barakacayasha.

Daruufaha uga daran ee heysata Haweenka waxaa kamid ah hoy la’aan iyo inaysan awoodin inay caruurtooda ka bixiyaan Qarashka Waxbarashada.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here