Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iyadoo ay jiraan duruufo badan oo ay wajahayaan dadka barakacayaasha ah ee ku nool kaamamka Degmada Dhoobley ayaa hadana waxaa dhibaatooyinka ugu badan wajaha haweenka ku nool kamamka.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.