Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Haweenkan oo ku nool magaalada Baladweyne ayaa ku Ganacsada kaamamka Barakacayaasha ee ku yaalla magaalada Baladweyne iyagoo iibiya Subagga,Qudaarta,iyo adeegyo kale.
Ganacsiyada Haweenkan ay sameeysteen ayeey lacagaha ka helaan waxaa ay ku dabaraan nolosha Qoysaskooda.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.