Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Burburkii dalka ka dhacay waxay haweenka Soomaaliyed ka dhaxleen in ay bartaan xirfado kala duwan oo ay noloshooda ku mareeyaan.
Waxaa magaalada Kismaayo ku nool Haween badan oo leh xirfadao iyo hal abuur kala duwan oo ay ku shaqaysaan,Fardoowsa waxay ka mid tahay Haweenka leh hal abuurka waxayna ku shaqaysataa Khudaarta dabiiciga ah ee dalkena ka baxda oo ay qallajiso ka dibna waxyaabo kale ka samaayso.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.