Haweeneey barakac ah oo sameeysatay Ganacsi yar Baladweyne

0
102
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Faadumo Abshir Dhoore oo ka mid ah haweenka degan kaamka doonguduud ee magaalada Baladweyne islamarkana abaarta ka jirta gobolka uga soo hayaantay deegaanka Bukure ee gobolka Hiiraan ayaa kaamka ay degan tahay ka dhax furatay ganacsi yar oo ay ku mareyso nolol maalmeedka qoyskeeda.
Ganacsigan yar ayay ka mareysa nolol maalmeedka ย qoyskeeda oo ka kooban 12 qof waxaa ay ย sidoo kale ka maaraysaa ย waxbarashadaiyo caafimaadkooda Qoyskeeda.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here