Haweenay 60 jir ah oo arday ah oo sheegtay in waxbarashada aan laga waynaanin

0
184
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Bulahada soomaliyed badan kooda oo waqtiyadii hore  aan aad u fahansanaayn ahmiyada ay waxbarashadu u leedahay gabdhaha iyo saamaayntii ka dhalatay burburkii dalka ka dhacay ayaa sabab u noqday in haween badan aysan waxbarasho helin.
Markii uu dalku burburay ka dib haweenka soomaliyeed  intooda badan waxeey ay noqdeen kuwo xooga saaray sidii ay qoysaskooda uga samata bixin lahaayeen dhibaatadii dalka ka jirtay xiligaas,balse haatan  oo ay xaalada dalka soo hagaagayso  ayaa waxaa jira fursado badan oo waxbarasho ku waas oo ay ka faa’iidaysan karaan haweenkii aan horay wax barashada u helin.

Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here