Haween loo xil saaray bilic soo celinta degmada Kismaayo

0
246

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka Dowlada hoose ee Degamada Kismaayo ayaa koox Haween ah u xilsaaray ka shaqeeynta  howlaha bilic soo celinta magaalada Kismaayo ee xurunta Gobolka Jubbada hoose.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here