Haween loo sameeyay Maalgelin oo sheegay in uu is badalay Ganacsigooda

0
321

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Shamso maxamuud maxamed oo iibiso Alaabaha Maacuunta iyo miis Khudaar ah iyo farxiyo ibraahim cumar oo iibiso waxyaabaha la isku carfiyo,islamarkaasna ka mid ah Haween ka faa’iideystay adeega Hodmiye ee shirkada Amal,ayaa waxay ka warbixiyeen sida uu is badalay Ganacsigooda.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here