Haween la yimid Fikrado ganacsi oo warbixiyay hal abuurkooda Ganacsi.

0
391

Kismaayo(Idaacada Waamo)Duruufaha iyo Xaaladaha adag ee dalka Kajira ayaa Haweenka Soomaaliyed Waxaa ay Bareen In ay la yimadaan Xirfado kala duwan oo ay ku Shaqaaystaan  si ay uhelaan nolol Maal meed Koda.
Magaalada Kismaayo Waxaa ku nool dumar ka shaqeeysta Ganacsiyo yar yar oo ay iyagu La yimadeen kuwaas  oo ay kamid yihiin Cawda ama saliyada Salaada lagu tukado oo ay gacanta ku sameeyan , hilibka xoolaha oo lajaro,  Dharka La kariyo oo ay sii iibiyaan iyo Waxyaabo kale .

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here