Haween kunool Baladwayne oo kawarbixiyey sida ay nolashooda uga maareeyaan iibinta cajiinka

0
122

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ku nool haween badan oo noloshooda ka maareeya iibinta Cajiinka

haweenkan ayaa inta badan cajiinka dadka ugu geeya guryahooda iyadoona lacagaha la siiyo bisha marka ay dhamaato halka kuwana ay qaataan xiliga ay geeyaan.

Juweyriya Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here