Haween ku nool magaalada Baladwayne oo nolashooda ka mareeya Iibinta Nac-naca iyo sisinta

0
108

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa ku nool Haween badan oo nolosha reerkooda ka mareeya xirfado iyo Ganacsi ay abuurteen sida sameeynta sisinta iyo nacnac burburka waxaana ay kasii iibiyaan Bulshada magaalada Baladweyne maadama aad u isticmaalan.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here