Haween ku nool Kismaayo oo noloshooda ka maareeya iibinta hilibka digaaga

0
55

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Haween ka soo laabtay xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee dalka Kenya ayaa magaalada Kismaayo gaar ahaan xaafada Midnimo waxaa ay ka hirgaliyeen xarun lagu xanaaneeyo digaaga iyagoona ka ganacsada hilibka digaaga iyo Ukunta oo ay ka iib sadaan bulshada Magaalada Kismaayo.

Hamdi Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here