Haween ku nool kaamamka barakacayaasha Kismaayo oo la yimid hal abuur Ganacsi

0
28

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Haween iskaashato ah oo degan kaamamka barakacayasha ee ku yaala gudaha magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa la yimid hal abuur ganacsi, kaas oo ah inay qalajiyaan ka dibna shiidaan qaybo ka mid ah qudaarta kasoo go’da beeraha Gobolka Jubbada hoose una suuq geeyaan gudaha magaalada Kismaayo.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here