Haween ku nool Dhoobley oo Nolosha Qoysaskooda ka maareeya ka Ganacsiga Uunsiga

0
118

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Haween badan oo Soomaliyeed ayaa waxay ganacsiyo yar oo ay ku mareeyaan noolasha ka bilabaya magaalada Dhoobley  iyagoo aanan aqoon fiican u lahayn habka maareynta taas oo ku kaliftay  burburkii iyo xaaladihii adkaa ee uu dalku soo maray

Haween badan oo ku nool gayiga Soomaaliyeed ayay fursad u noqotay ganasiga noocyadiisa kala duwan kuwaas oo ka raadiya nolol maalmeedkooda si ay ugu dabaraan nolosha Qoysaskooda.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here