Haween ku nool Baladweyne oo noloshooda ka maareeya iibinta xoolaha

0
89
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Haweenkaan oo ku nool magaalada Baladweyne ayaa maalin kasta u shaqo taga suuqa xoolaha ee xaafadda Kooshin si xoolo dhaqatada xoolahooda keena suuqa uga iibsadan islamarkana ay ugu sii iibiyan haweenka hilbleyda ah iyaga oo saarta qiimo yar oo faa’iido ah.

Haweenkaan ayaa mararka qaar kala kulmo Caqabado kale duwan sida in ay mararka qaar xoolo waayan iyo in mararka qaar khasaare lacageed la kulmaan.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here