Haween ku nool Baladweyne oo nolosha Qoysaskooda ka maareeyo dhoofinta Qudaarta

0
21

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Haweenka ku nool Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan qaar kood waxaa ay ka ganacsadaan islamarkaana nolosha qoysaskooda ka maareeyo iibinta iyo dhoofinta Qudaarta noocyadeeda kale Duwan.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here