Haween ku nool Baladweyne oo nolosha ka maareeya iibinta Caanaha Geela

0
35

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Haweenkan oo ku nool magaalada Baladweyne ayaa nololsha reerkood kamaareeyo iibinta Caanaha geelka iygoo caanaha ka keeno deegaano hoose yimaado magaalada.

Haweenka ayaa caanha ku iibiyo suuqa Caanaha ee xaafadda Holwadaag ee magaalada Baladweyne.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here