Haween ku nool Baladweyne oo bilaabay ka Ganacsiga Hilibka Xoolaha

0
45

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobalka Hiiraan ayaa waxaa ku nool haween badan oo noloshooda ka maareeya iibinta Hilibka Xoolaha Noocyadiis kala duwan.

haweenkan ayaa iibiya hilibka Lo’da, Ariga, Iyo Geela waxa ayna lacagta ay kahelaan kumareeyan noloshooda.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here