Haween ku nool Baladweyne oo barta Xirfadda cilaan saarka

0
87

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Haween ku nool magaalada Baladweyne ayaa bilaabay in ay bartaan xirfada Cillaan-saarka iyagoo doonayo marka ay bartaan xirfadaan inay ku shaqeystaan oo nolol maalmeedkooda ay ka dabaraan.

Haweenka ayaa xirfadda cilaan saarka ka barta iskuulka Alpha oo ku yaalo xaafada kooshin ee magaalada Baladweyne.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here