Haween ku nool Baladweyne oo Abuurtay fursado Ganacsi oo ay noloshooda ku maareeyaan

0
56
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madiinna cabdow oo ah hooyo ku nool Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa ku dhiiratay mareynta nolol maalmeedka qoyskeeda oo ah qoys baahida gaarka ah qabo.
Hooyadaan ayaa kaamka doon gaduud ee magalada Baladweyn ku dhax iibiso dhuxul waxaa ayna qarashka ay ka hesho ku maaraysaa  nolosha Qoyskeeda ugu mareyso .
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here