Haween ku nool Baladweyne oo abuurtay fursad Ganacsi

0
29

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ku nool Haween badan oo ka ganacstada Bagaashka noocyadiis kale duwan iygoo nololsha Qoysaskood ka maareeyaan lacgaha ay ka helaan.

Haweenka ayaa bagaashka ay iibiyaan waxaa ka mid ah Oomada shaampada ninac , bustada abuu waladka iyo waxyaabo kale iygoo ku gancstadaan suuqa firshada ee Magaalada Baladweyne.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here